Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah oo Magan galyo weediisay Sudan iyo Sababta keentay

Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgal nabad ilaalin u joogay gobolka Darfur ee dalka Sudan ayaa la sheegay in ay ka biyo diideen in dalkooda dib loogu celiyo, waxa ayna taasi badalkeeda magan galyo weediisteen dowlada Sudan. Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ka badan boqol askari oo Itoobiyaan kana soo jeeda qowmiyada Tigrey ay diideen in … Continue reading Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah oo Magan galyo weediisay Sudan iyo Sababta keentay